Dowladda UK oo diiday in Siilaanyo Maxkamad looga yeeri karo mudada uu ka qeybgelayo Shirka London.

Published On: Saturday, January, 19 2013 - 00:37:55 This post has been viewed 5282 times

Share this post on: or Else
London (Sunatimes) Qareenada u doodaya dadkii Ciidamadda RRU ku xasuuqeen Magaalooyinka Hargeysa,Borama iyo Saylac ayaa Maxkamadda Magaaladda London u gudbiyay dacwad ay ku dalbanayaan in Maxkamadda la horkeeno Madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyo hasse yeeshee Dowladda Ingiriiska ayaa diiday dalabka Lawyerada .

Safiirka Somalia u qaabilsan Dowladda Ingiriiska Amb Matt Baugh ayaa sheegay inaan Ahmed Mohamed Siilaanyo la maxkamadeyn karin xilliga uu ka qeybgelayo Shirka London ee Wada hadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Federalka Somalia .
Amb Matt wuxuu tibaaxay in Qareenada u doodaya dadkii lagu xasuuqay Somaliland Maxkamada uga yeeri karaan Siilaanyo xilli kasta oo Safar Caadiya uu ku jooga Dalka Ingiriiska hasse yeeshee diblomaasiyiinta lagu Casuuma dalkooda aan la Maxkamadeyn karin maadama uu qodobkaas ka hor imaanayo xeerarka diblomaasiyadda.sida uu hadalka u dhigay.
Taageerayaasha Xisbiga Xaqsoor ayaa la sheegay inay London ka diyaarinayaan dibadbaxyo waaweyn oo ka dhana Madaxweyne Siilaanyo iyo wafdiga la socda ,waloow beelaha Ciisaha iyo Gadabuursiga laftooda qabsadeen Qareeno u dacwoonaya dadkii laga xasuuqay.
Goows adeega Dowladda Ingiriiska waxaa ka dhalan kara dacwada Qareenada ku oogaan Madaxda Ingiriiska maadama ay martigeliyeen nin ku eedeysan xasuuq dad rayida.
Waxaa hubaala inuu Mugdi galay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Madaxweyne Siilaanyo maadama markii ugu horeeysay uu noqdo nin aan si xora ugu safri karin qaarada Yurub.
Dowladda Mareykanka ayaa shalay ku dhawaaqday inay Somalia tahay hal dal ,taasina ay meesha ka saartay Macaamilkii ay la laheyd Maamulada ka jira Somalia.

Sunatimes: Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless
SUNATIMES CONTACT INFO
Political Chief Editor:
Abdi Mohamed
Email : info@sunatimes.com

Social Chief Editor:
Abdi Salan Abdulle
Email: abdisalan.abdulle@sunatimes.com

Sports Chief Editor:
Sunni Said Saleh
Email: sports@sunatimes.com

Radio Chief Editor:
Mohamed Osman Sheik
Email: radio@sunatimes.com

Senior news editor
Faduma Farah Ali
faduma.farah@sunatimes.com
--------------
Senior news editor
Hawo Abdulle Yusuf
hawo.abdulle@sunatimes.com
--------------------
Senior news editor
Muhiima Ahmed Mohamed
muhiima.ahmed@sunatimes.com
----------------------------
Senior news editor
Sahra Abdi Mohamud
sahra.abdi@sunatimes.com

COMMENTS ()
Axmaday Xaaji says: Sunday, January 20, 2013 at 12:50:58
I believed that a system of governance is undemocratic, when the politicians interfere the judiciary. Isn't it wrong to dictate the judiciary what it has to do or not to do? People have the right to find justice anywhere in this world. The british government could not choose what is right or wrong according to its interest. It is the court to decide what is wrong and right. If this case goes according to the british government's wish - not to call Siilaanyo to justice - then UK will never have the moral stand of propagating that it is a county where human rights are valued.
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
  • © Copy Right www.sunatimes.com 2009-2014 All Rights Reserved.
    Home | About Us | Site Map | Diinta | Reports | Latest News | Featured Items | Articles | Suna Radio | Contact Us